Wararka

Ra’iisul wasaaraha Ingiriiska oo lagu tilmaamay inuu qarwayo

Ra’iisul wasaaraha Luxembourg ayaa weerar afka ah ku qaaday dhigiisa Ingiriiska, Boris Johnson oo ay ka wada hadleen qorshaha Britain ay uga baxeyso Midowga Yurub. Labadan mas’uul ayaa kulmay xilli afaafka hore ee dhismaha ay ku kulmayeen ay ka socdeen dibadbax ballaaran oo lagu iidan yahay Boris Johnson. Xavier Bettel ayaa sheegay in dowladda Ingiriiska […]

Wasiirka Caafimaadka Dowlada Federaal ka Soomaaliya Oo Baydhabo Gaartey:-(Sawiro)

R/W Kheyre oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka:-(Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo Oo soo Xirey Shirka dib u heshiisiinta Galmudug:-(Sawiro)

Ciidamada Duutada 14 Oktobar Oo Dhaqdhaqaaqyo Xoogan ka Bilaabey Magaalada Marka iyo Nawaaxigeeda.

Nin Hubeysan Oo Dil Ka geystey Saldhiga Booliiska ee Degmada Laasacaanood

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb.

Iran oo gaashaanka u daruurtay eedda uu Mareykanka u soo jeediyey

Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Oo Booqdey Isbitaalka Magaalada Marka :-(Daawo)

Dowlada FS si adag u beenisay war ay baahisay saxaafadda dalka Kenya.

Wararka

Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb oo si weyn Oo xoogan loo Adkeeyay.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Caawa si weyn loo adkeeyey ammaanka magaalada Dhuusamareeb. Ciidamada Booliska Soomaaliya ee dhawaan la geeyay Magalada ayaa Caawa ku sugan inta badan Isgoyska Magaalada iyo Wadooyinka laga soo galo. Waxaa sidoo kale si weyn loo adkeeyay Ammaanka Garoonka Diyaaraddaha ee Magaalada Dhuusamareeb, waxaana […]

Shir looga hadlayo Arrimaha Dastuurka oo ka furmay Muqdisho:-(Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dhuusamareeb & Shirka oo la soo xirayo.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Oo Shir ka furay Muqdisho:-(Sawiro)

Qarax miino Oo la Eegtey Ma’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose.

Al Shabaab Oo weeraro dhuumaaleysi ah ku soo qaadey dhowr Furimood oo ay Ciidamadu Deganaayeen Ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Wasiirka Wasaarada Garsoorka iyo Cadaalada K/Galbeed Oo Dib ugu laabtey Magaalada Beydhabo:-(Sawiro)

(Daawo):-Khudbadii R/wasaare Kheyre ka Jeediyey Magaalada Marka “Sac Madoow Caanahiisa Maxaa Cadeeyey Cibaaro lee Ma’ hinoo”

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed “Marka Waxay Noqoneysaa Xarunta ugu weyn ee dib u heshiisiinta “:-(Dhageyso)

Marka Oo kulmisey Siyaasiyiinta heer Federal iyo Maamulka K/Galbeed Ka soo jeeda Magaalada Marka:-(Sawiro)

Wararka Cusub

DEGMADA-DIINSOOR

Ciidamada Xooga Dalka Oo Howlgal kasameeyey Tuulooyin hooyimaada Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegey in kasifeeyeyn kooxda nabadiidka al-shabaab Tuulooyinkaasi .

Posted by KGS TV on Monday, September 16, 2019

Barahabulshada

News in English

Trump Says Iran Likely behind Saudi Attack

US President Donald Trump said on Monday that it looked like Iran was responsible for attacks over the weekend on Saudi Arabian oil plants. Earlier, he said the United States was “locked and loaded” to hit back after Saturday’s attack. Members of the US Congress blasted Iran. “Iran continues to respond to diplomacy with violence […]

Arimaha Bulshada Maqaalo

Magafeyaasha Soomaaliyeed Ee Turkiga ku Nool:-(Akhriso)

Dhaliyarada Afka Turkiga baratay, ee ku nool dalkan Turkigu, waxa ay dadka yimaadda u gaystaan tacaddiyo aan lasoo koobi karin. Tusaale ahaan, Dhakhaatiirta inta ay heshis la galaan ayay dadka dul saaraan lacag, lacagtaas oo aad u badan marka loo eego dadka danyarta ah ee halkan caafimaadka usoo raadsada. Kudarso oo, qofkaasi lacag turjubaannimo ah […]

Arimaha Bulshada Wararka

Madaxweynaha Muuse Biixi Oo kormeeray mashaariicda dhulka lagu beerayo:-(Sawiro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay mashaariicda dhulka lagu beerayo ee ka socota banka weyn ee Wajaale, kuwaas oo ay gacanta ku hayaan wasaaradda Horumarinta beeraha iyo ciidamada kala duwan ee qalabka sidaa ay gacanta ku hayaan. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha gaashaandhigga, Horumarinta Beeraha,  maamulka gobolka gobolka Gabiley […]