Ciidamada Qaranka Ee la dhisayo Oo Beelaha Direed Saamiqeysigooda meesha laga Saarey:(Akhriso)

Mudaba waxaa socday ciidamo Qaran oo la dhisaayo hadana beelo gaara lagasoo xulo iyadoo Turkiga iyo Qatar dhaqaale iyo tababaro ciidanba loo geeyo dhalinyaro farabadan oo kuligood kasoo kala jeeda beelaha Saraakiisha ciidamada isku wada taxay ee Farmaajo iyo khayre kasoo jeedaan taasina ay cadaynayso inaan qaranimada Somaliya loo sinayn.

Wasiirkii hore ee dekedaha allaha u naxariistee mar kuu London igu soo booqday gurigayga isagoo xilkii wasiirkii haya ayuu igu yidhi ciidamo badan oo Tababar loo geeyey Turkiga ayaa jira oo ku jira xeryo tababareed maku jiraan wax Dir ah ayaan waydiiyey wuu qoslay wuxuuna yidhi nina nin ay ishayaan ciidamo uma tababarayo oo Dir waa Cadawga ciidamada loo samaysanayo ee ogow, waa wasiirkii Dir ugu jiray dawlada oo xaqiiqadii og.

Waxaan u sheegayaa dadka riyada ku jira ee u haysta in somalinimo laga dhisayo muqdisho gooraan fogayn waad qanci doontaan sidii professor Ahmed ismaciil samatar uu ugasoo qancay ee uu u ogaaday dulmiga la wado.

Waxaan ugu baaqayaa dhammaan shacabka geeska afrika ee qawmiyadu inay u diyaargaroobaan dhismaha geeska afrika ciidamo ugaara Dir oo aanu dhismahooda wadno si ay u ilaaliyaan deegaanada Dir ee geeska afrika khaastan Somaliya.

Image may contain: one or more people

Image may contain: 3 people

Image may contain: one or more people

 

Gudoomiyaha H.A.A.G ahna madaxweynaha shacabka geeska afrika ee somaliyeed.

Eschatologist philosopher

Haabiil cabdi Haybe.

Shaqsiga Ra’yiga iska leh ayey ku kooban tahay Aragtidiisa mana ahan mid ka turjumaayo Shabakada hareerley.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *