(Daawo):-Maamulka gobolka shabeelaha hoose iyo kan degmada afgooye ayaa kormeer ku tagay deegano dhawaan

(Daawo):-Maamulka gobolka shabeelaha hoose iyo kan degmada afgooye ayaa kormeer ku tagay deegano dhawaan

Howlgalkan Oo laga sameeyey Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose howgalkaan ayaa waxaa sameeyey Ciidamada Xooga Dalka oo ay horkacayaan Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose kan Degmada Afgooye holgalkan ayaa waxaa uu ka dhacay Degaanada Sibiib Caanoole iyo Degaano kale oo hoosetaga degmada Afgooye.

Halkan hoose ka Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *