Mucaaradka Suudaan iyo milatariga oo heshiiyay

Hoggaamiyeyaasha ciidammada Suudaan iyo mucaaradka ayaa ku heshiiyay saddex sano oo ku meelgaar ah oo awoodda dalka loogu wareejinayo xukuumad rayid ah.

Sarreeye Guud Yaser Al Ata ayaa sheegay in xulafada mucaaradku ay saddex meeloodoow labo ka noqon doonaan golaha sharci dajinta.

Wuxuu sheegay in heshiiska kama dambaysta ah ee awood qaybsiga la sixiixi doono muddo afar iyo labaatan saac gudahood ah.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *