Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha K/Galbeed Oo kulan la qaatey Madaxa Barnaamijyada Ee yurub

 

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha K/Galbeed mudane Feysal Cabdulaahi  ayaa Waxaa uu kulan kula qaatey Magaalada Nairobi ee dalka kenya  (ALIX WURDAK) oo ah Madaxa Barnaamijyada Midowga Yurub ee u qaabilsan Soomaaliya gaar ahaan Shaqo abuurka dhanka Xirfadaha iyo Waxbarashada.

Wasiirka Feysal  iyo Alix Wurdak ayaa isku afgartey in ay ka Caawiyaan sidii kor loogu qaadilahaa Aqoonta iyo xirfadaha Shaqaalaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya .

Wassirka ayaa Alex Wurdok ugu baaqay  in ay Booqasho ku yimadaan Baydhabo dhammaadka bishan si ay ugu caawiyaan in shaqo badan loo Abuuro dadka K/ Galbeed ku nool si hoose loogu dhigo sabool nimada baahsan ee ka jirta Maamulka K/Galbeed.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *