(Daawo):- Xilbaan Daahir Amiin Jeesow Kheyre waa in uu soo cadeeyaa Sababta Gumaadka kenya uu ugu aamusay.

Xildhibaan Daahir Amiin joosoow Oo aad ugu Hadley Gaboodfalada Ciidamada keenyaanka ah Eek u hoosjira Dalada AMISOM hadana Gaboodfalo ka Geeystey Beledxaawo iyagoo Dil iyo Hantiba isugu jirta ka Geytey  Oo aanan lala Xisaabtamin,

Xildhibaabka ayaa ku Eedeeyey Xukuumada kheyre in ay ka Aamustey Gaboodfalada ka dhacay halkaasi Isagoona sheegey in lala Xisaabtami doono hadda iyo wixii ka danbeeya laakiinse loo baahan yahay in Cadeeymo ka bixiyaan waxay ugu hadli waayeen.

Xildhibaanka ayaa Carabka ku Adkeeyey in Ciidamada kenyaanka ahi Si dadban u Maamusho Maamulka Jubaland oo in badan lagu Xanto Daahir amiin ayaa ugu Baaqey Golaha in Ciidamada Keenyaanka ah Dalka laga Saaro .

Halakaan hoose ka Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *