(Dhageyso):- Xaaf oo Yiri“Dadka naga soo horjeeda Wanaageena ma Rabaan”

Waxa uu sheegay in Caqabadahaas ay sababeen in uu tegi waayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado,isla markaana Gurigiisa uusan tegin mudo sanad ah.

“Waad ogtihiin caqabadaha heysta Maamulka Galmudug aniga xitaa Gurigeyga mudo sanad ah ma tegin,Cadaado Diyaarad ayaan ku maraa Muqdisho iskaba daa oo sanad ka tegin,laakin wax walba waa ay hagaagayaan ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.

Sidoo kale waxaa uu Hogaamiye  Xaaf sheegay in dhibaatooyinka heysta Galmudug ay ka bixi doonto,isla markaana Dadka ku nool ay heli doonaan Shaqooyin kala duwan.

Halkaan hoose ka dhageyso

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *