(Codeyn):-Codeyn kale Oo dhacdey iyo Cabdala Oo Looga Adkaadey Codka Beesha.

Waxaa dhacdey Maanta Codeyn kale Oo loo Codeyey Xildhibaanada Beesha ah kuwaa Oo kursiga Loo igmadey kuna Guul Dareystey.

Waxaa maanta Nuur Cismaan Itoobiya iyo Xildhibaanka Cabdala Oo kursiga Beesha ku Matala Baarlamaanka FS Codeyntooda loo Bandhigey Shacabka Beesha kaas Oo ilaa iyo haatan Xildhibaanada FS ku Guul dareysteen.

Codeyntan ayaa Soconeysa ilaa Xildhibaan kasta ku Ogaado Codeynta ay Beesha dhexdeeda ku leeyihiin waloow aysan waxba Gashan Shacabka ay kuraastooda ku Fadhiyaan wax horumarna aysana ka Qaban degaanadooda.

Aqoonyahanada Beesha, dhalinyarada,Ururada haweenka iyo Gebi ahaanba Beesha ayaa ugu Tala Gashey in Mansabka at nagu dhex leeyihiin la dareensiiyo si aysan Doorashooyinka soo Socda aysan isug soo Ceebeynin.

Ugu danbeyn Xildhibaan waa kii laga soo doorto degaan degaanadiisana u dooda horumarintiisa iyo wax walba oo degaankiisa u baahan yahay.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *