Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Axmed Shide Oo la kulmay Farmaajo:-(Sawiro)

Madaxweynaha JFS ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya Axmed Shide kaasoo dhambaal hambalyo iyo salaan ah uga siday Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Dr. Abiy Axmed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u xaqiijiyay Wasiirka sida Dowladda Federaalka Soomaaliya ay uga go’antahay nabadgalyada, xasilloonida iyo horumarka dhaqaale ee guud ahaan Gobolka Geeska Afrika.

 

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *