Wasaarada Caafimaadka DFS Oo sheegtay inay u diyaarisay Buug Caafimaad Xujeyda

Wasaaradda caafimaadka Dowlada Federaalka ah Soomaaliya ayaa sheegtay iney diyaarisay buug caafimaad, shaqaale iyo qalabkii loogu talo-galay in loogu adeego xujeyda Soomaaliyeed.

Buuggaan ayaa loogu tala galay dadka dal dibaddiisa aadaya gaar ahaan Xujeyda Soomaaliyeed.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay u sheegay in ay diyaariyeen Buuggaan laakiin Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay dhibaato ku heyso oo aysan u ogoleyn maamulidda howlaha Caafimaadka gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka Aqriso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *