Maamulka Degmada Baraawe Oo shir wadatashi ah la yeeshey Bulshada Magaalada Baraawe:-(Sawiro)

Shaleyto ayaa waxaa Magaalada Baraawe shir Xasaasi Oo wada tashi ah ku Qaatey Maamulka Magaalada Baraawe Oo uu hor kacayo Gudoomiyaha Magaada Baraawe Cabdifitax Maxamed Nuur.

Shirkan Wadatashiga ah ayaa waxaa isagu yimid Ururada Bulshada Qeybaheeda kala duwan,Maamulka Degmada ,hey,ada SSF si markaasi ay ugu wadahadlaaan  Arimaha Quseeya dhameytirka Airiporka Kaas Oo dhawaan la Filaayo in la soo Afjaro.

Hadaba shirka Intii uu socdey ayaa waxaa la dul istaagey Oo laga wada hadley arimo dhowr ah Oo markaasi dhowr Qodobo ka koobnaa .

1-Doorka Sugida Amniga ee Magaalada Baraawe iyo Arimaha Bacaad Celinta.

2-Doorka Maamulka kaga Aadan Arimaha Airporka .

Ugu danbeyntii waxaaasi Guul iyo is faham ku soo dhamaadey shirkii ay yeesheen dhamaan Maamulka iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwanaa kaasoona qodobada la qorsheeyey la filayo in la hirgaliyo.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

Image may contain: one or more people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *