Wararka

Hir-Shabeelle Oo ka hadlay weerarka ka dhacay duleedka Jowhar

(Dhageyso):-Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir C/C Shakuur Oo ka Digey in Galmudug Loo dhiso Si Khaldan. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa isaga oo ku sugan Magalada Dhuusamareeb waxaa uu ka ka hadlay doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo deegaannada Galmudug iyo qorshaha lagu dhisaayo Galmudug Cusub. Waxaa uu sheegay […]

Ra'yiga

Muxuu u booqdey Wasiirka Maaliyada Maamulka K/Galbeed Afgooye?:-(Akhriso)

Waxaa  ayaamahanba Suuqa ku jirey in Canshuuraadka laga qaado Degmada Afgooye kaas Oo Gaaraya Cadad aad u badan lagu kharashgareynayey Shirka Hobyo ka Socdo. Degmada Afgooye ayaa waxaa laga qaadaa canshuurta qofkasta Oo markaasi Ganacsi ku heysta xitaa Canshuuraadkan ayaa laga qaadaa hooyada jida wax ku gadeysa xitaa ilaahey haka dhigee hadaba Xogtaan ayaa si […]

Wararka

Howlgalo lagu Doondoonayo Saraakiisha Al Shabaab Oo ka Bilowdey Gobolka Gedo

Taliska Nabad-Sugida Iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland Ee Gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka  sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah Ciidamadu uga fuliyeen deegaano hoostaga degmmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere,waxaana la sheegay in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay […]

Wararka

Dowlada FS oo ku dhowaaqday in gobollo kale laga saarayo Al Shabaab

Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw oo uu wehliyo wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka, ayaa duleedka magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Taliska qaybta 21-aad, guddiga amniga caasimadda Galmudug iyo taliyaasha laamaha amniga oo dhan. Wasiirka amniga ayaa saraakiisha ciidanka kula dardaarmay ka shaqeeynta qarannimada iyo midnimada si loo xoreeyo deegaannada Galmudug ee Al-Shabaab […]

Wararka

Ciidamada DFS iyo Al Shabaab Oo Saakey ku Dagaalamey Duleedka Magaalada Jowhar

Wararka laga helayo degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu saakay ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku leeyihiin duleedka Jowhar, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii saakay waaberigii hore ay Al-Shabaab weerareen Saldhiga Ciidamada Millateriga ku leeyihiin […]

Wararka

Wasiirka Maaliyada Maamulka K/Galbeed Oo Gaarey Degmada Afgooye:-(Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen ayaa Maanta Gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose. Howlaha uu wasiirka u yimid Degmada Afgooye ayaa lagu sheegay in ay tahay Jahwareer Maalmahaanba Ka taagnaa Dhaqaala Uruurinta Maamulka Degmada Afgooye ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka careysnaa Qoondo […]

News in English

Arab Coalition: Aden Clashes Harmed Yemeni People’s Interests

The Saudi-led Arab coalition stressed on Monday that it will continue its operations to restore stability in Yemen, reinstate the legitimate authorities and end the coup by the Iran-backed Houthi militias. Coalition spokesman Colonel Turki al-Maliki said that the recent escalation in the interim capital, Aden, by the Southern Transitional Council was “unfortunate” given the […]