Wararka

Ciidamada Axmed Madoobe iyo kuwa Itoobiyaanka Ee AMISOM Oo is horfdhiya iyo Axmed Madoobe Oo Xaalad Adag soo Foodsaartey

Magaalada Kismaayo waxaa ka taagan cabsi dagaal, sida aynu wararka ku helnay Ciidanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka wada dhaqdhaqaaq aanan horay loo arag. Ciidanka Axmad Madoobe oo tira ahaan gaaraya illaa laba boqol oo askari ayaa fariisimo ka samaystay goob kaabiga ku haysa meel ay daganyihiin Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Kismaayo. Ciidamada […]

News in English

Libyan Coast Guard Intercepts Europe-bound Migrants

Libya’s coast guard said Saturday that it intercepted 75 Europe-bound Arab and non-Arab migrants off the country’s Mediterranean coast. Spokesman Ayoub Gassim said that a rubber boat carrying migrants from Bangladesh, Morocco, Somalia, Algeria and Sudan was stopped Friday some 110 kilometers west of the capital, Tripoli. He said the migrants were given humanitarian and […]

Ra'yiga

Baaq CODSI AH ee kusocda Xildhibaanada labada Gole ee Federaalka Soomaaliyeed:-(Akhriso)

Waxaan Xildhibaanada labada Gole ka codsanayaa in aay ka horyimaadaan DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED oo lagu soo koobayo 12nm. Waa ayaan darro in la heli waayo 20 Xildhibaan oo MOOSHIN KA GEEYA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED oo lagu soo koobayo 12nm ayadoo la TIRTIRAYO LAW 37. Anigoo QAXOOTI ku ah dal shisheeye ayaa waxaan difaacay LAW 37, waxaana hilfaha […]