Ciyaaraha

Bournemouth &Manchester City – Sky Blues Oo Raadinaya Guul Ay Kaga Soo Kabtaan Bar-Bardhacii Tottenham, Shaxaha Macquulka Ah & Faah-Faahinta Kulanka.

Manchester City ayaa kulanka saddexaad ee horyaalka Premier League booqanaysa kooxda Bournemouth oo ay haatan dhibco wadaag yihiin isla markaana ay kaliya Sky Blues kaga horreeyaan farqiga goolasha. City ayaa kulankan ciyaaraysa iyada oo bar-bardhac kala soo kulantay kooxda Tottenham toddobaadkii hore waxaana ay raadinayaan inay kasoo kabtaan dib u dhacaas iyaga oo ka warqaba […]

Ciyaaraha

Neymar Oo Xiddiga Barcelona U Sheegay Qirasho Ku Saabsan Real Madrid.

Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar ayay doonayaan kooxaha Real Madrid iyo Barcelona waxana la sheegayaa in uu sameeyay qirashao ku saabsan laabda kooxood ee La Liga ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsigu. Xiddiga Paris Saint-Germain ee Neymar ayaa lagu soo waramayaa in uu xiddigaha Barcelona u sheegay in uu doonayo in uu […]

Ciyaaraha

Wax ka baro Laacibiinta Tababerayaasha isku bedelay iyagoo aan ka fariisan kubadda cagta Rooney, Giggs iyo magacyo kale.

Waxa aynu warbixintaan kaga hadli doonnaa xiddigaha fara ku tiriska ah ee kubadda cagta caalamka soo maray ee isku helay darajada, iyagoo xiddigo ah isla kooxdaasna ka noqday macallimiin. Tusaale xiddig isagoo aan ka fariisan  kubadda cagta kooxda uu ka tirsan yahay u noqday xiddig iyo tababare marka uu doono ayuu garoonka soo gali karaa […]

Ciyaaraha

Waa kuwee Shanta Xiddig ee Qaarada Africa ugu fiicnaa taariikhda?:-(Daawo)

 (Africa):-Xiddgaha kasoo jeeda qarada madaow ee Africa waa lacibiin saameyn ku leh kuabdda cagta caalamka xiliyadii hore iyo haatan maadama ay haatan magacyo ku leeyihiin xiddigaha u tartamaya abaal-marinta Ballon d’Or, taas oo tusale u ah in lacibiinta kasoo jeeda qarada Africa ay muyhiim ugu yihin dhesha kubadda cagta . Waxa jira dhorw xiddig oo […]

Ciyaaraha

“Waa muhiim inaan ku guuleysano horyaalka Premier League” – Maxamed Saalax

Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa sheegay inuusan ka caroon doonin haddii uu ku guuldareysto abaal-marinta kabta dahabka ee gooldhalinta Premier League, laakiin waa haddii taasi badalkeeda ay Reds ku guuleysaneyso horyaalka. Maxamed Saalax ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu ku sheegay: “Dabcan, waxaan doonayaa inaan ku guuleysto abaal-marinta gooldhalinta ee horyaalka Premier League xili […]

Ciyaaraha

Lampard oo hal arrin ka codsaday ciyaartooyda Chelsea, kaddib barbarihii ay la galeen kooxda Leicester City

Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa hal arrin ka codsaday ciyaartoydiisa, kaddib kulankii ay caawa barbaraha la galeen kooxda Leicester City, taasoo ah iney yeeshaan shaqsiyad dheeri ah. Kooxaha Chelsea iyo Leicester City ayaa ku kala baxay barbaro 1-1 ah kulankooda labaad ay ku wada ciyareen horyaalka Premier League xili ciyaareedkan cusub […]

Ciyaaraha

Félix, Mané & Silva oo hoggaaminaya liiska 10-ka xiddig ee sida waalida ah uu sare ugu kacay qiimahooda suuqa tan iyo bilawgii 2019

 (Yurub) :-Marwalba waxaa jira kor u kac iyo hoos u dhac heerka ciyaartoyda ee kubada cagta ah, waana dhif iyo naadir in la helo xiddig aad u ilaaliyey qaab ciyaareedkiisa waqti aad u dheer, sababtan darteedna waxaan u tixgelinaynaa xiddiga Barcelona ee Lionel Messi iyo weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo inay yihiin laba shaqsi […]

Ciyaaraha

Lionel Messi: Weeraryahanka Argentina waxaa muddo 3-bilood ah laga ganaaxay kubadda cagta ee caalamiga ah

Kabtanka kooxda qaranka Argentina ee Lionel Messi ayaa muudo 3 bilood ah laga mamanucay cayaaraha kubadda cagta ee caalamiga ah, ka dib markii Koobka Qaramada Ameerica uu ku tilmaay mid musuqmaasuq daashaday. Weeraryahankan Barcelona u dheela ayaa kaarka casaanka loo taagay cayaartii dhexmartay iyaga Chile, taas oo 2-1 ay Argentina ku guuleysatay balse Messi ayaa […]

Ciyaaraha

Maxaa ka jira in Neymar uu dib ugu soo laabanayo kooxda Barcelona?

Halyeeyga Barcelona Samuel Eto’o ayaa ka hadlay wararka xanta ah ee la xiriirinaya Neymar Jr inuu ku laaban doono Camp Nou, isagoo sheegay in intaas haddii ay ka dhacdo suuqa kala iibsiga qof walba ku farxi lahaa Barcelona ayaa heysta ‘saxiixa ugu fiican xilli ciyaareed kasta oo ah Lionel Messi sida uu shaaca ka qaaday […]