Wararka

Hir-Shabeelle Oo ka hadlay weerarka ka dhacay duleedka Jowhar

(Dhageyso):-Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir C/C Shakuur Oo ka Digey in Galmudug Loo dhiso Si Khaldan. Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa isaga oo ku sugan Magalada Dhuusamareeb waxaa uu ka ka hadlay doorashada la filayo in dhawaan ay ka dhacdo deegaannada Galmudug iyo qorshaha lagu dhisaayo Galmudug Cusub. Waxaa uu sheegay […]

Wararka

Howlgalo lagu Doondoonayo Saraakiisha Al Shabaab Oo ka Bilowdey Gobolka Gedo

Taliska Nabad-Sugida Iyo Sirdoonka Dowlad Goboleedka Jubaland Ee Gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka  sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Howlgalka ayaa waxaa sigaar ah Ciidamadu uga fuliyeen deegaano hoostaga degmmooyinka Garbahaareey iyo Baardheere,waxaana la sheegay in Ciidamadu ay la wareegeen deegaano ay […]

Wararka

Dowlada FS oo ku dhowaaqday in gobollo kale laga saarayo Al Shabaab

Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaaw oo uu wehliyo wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka, ayaa duleedka magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Taliska qaybta 21-aad, guddiga amniga caasimadda Galmudug iyo taliyaasha laamaha amniga oo dhan. Wasiirka amniga ayaa saraakiisha ciidanka kula dardaarmay ka shaqeeynta qarannimada iyo midnimada si loo xoreeyo deegaannada Galmudug ee Al-Shabaab […]

Wararka

Ciidamada DFS iyo Al Shabaab Oo Saakey ku Dagaalamey Duleedka Magaalada Jowhar

Wararka laga helayo degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu saakay ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku leeyihiin duleedka Jowhar, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii saakay waaberigii hore ay Al-Shabaab weerareen Saldhiga Ciidamada Millateriga ku leeyihiin […]

Wararka

Wasiirka Maaliyada Maamulka K/Galbeed Oo Gaarey Degmada Afgooye:-(Sawiro)

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Maxamed Xuseen ayaa Maanta Gaaray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose. Howlaha uu wasiirka u yimid Degmada Afgooye ayaa lagu sheegay in ay tahay Jahwareer Maalmahaanba Ka taagnaa Dhaqaala Uruurinta Maamulka Degmada Afgooye ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka careysnaa Qoondo […]

Wararka

Wafdi ka socda Qatar oo soo gaaray Muqdisho lana kulmay RW Kheyre:-(Sawiro)

Wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani iyo wafdi uu hoggaaminayo oo qayb ay ka ahaayeen Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed […]

Wararka

Dowlada FS Oo Caalamka ka dalbatay in laga taageero la-dagaalanka Al-Shabaab

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo ku hadlaya magaca Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, kan Raysal Wasaaraha iyo xukuumadda, wuxuu ammaan, bogaadin iyo mahad balaaran u soo jeedinayaa saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliya (SNA) Guulaha ay ka soo hooyeen hawlgaladii ugu dambeeyey ee ka dhanka ahaa Al-Shabaab,kuwaas oo isugu […]

Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Jabuuti:-(Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa Maanta waxaa uu wadahadallo miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen xaaladaha siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee Gobolka, gaar ahaan danaha wadajirka ah ee ka dhexeeya labada Jamhuuriyadood,waxaana ay ku […]

Wararka

Ciidammada Suuriya oo gaaray magaalada Khan Sheikhun

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya waxay sheegayaan in ciidammada dowladda ay gaareen duleedka magalaada istaraatiijiga ah ee Khan Sheikhun oo ka tirsan gobolka Idlib. Xooggaga dowladda waxay maalmihii lasoo dhaafay kusii sii siqayeen halkaas, waxaana u suuro gashay inay qabasadaan waddada weyn ee gasho magaalada. Dagaal xooggan ayaa dhawaan halkaas ku dhexmaray ciidammo taabacsan dowladda […]

Wararka

Kiiskii Caaisha Ilyaas Oo Maxkamadda Sare Ee Puntland u fariisaneysa Markale

Maanta ayaa la filayaa in Maxkamadda sare ee Puntland inay markale u fariisato wajiga labaad ee dacwada la xiriirta falkii Kufsiga iyo dilka ahaa ee Bishii Febaraayo ee sanadkaan Magalada Gaalkacyo loogu geystay Caaisho Ilyaas Aadan. Maxkamada ayaa markale dhageysan doonta eedeymaha loo jeediyay Xubnaha horay loogu xukumay iyo qareenada u doodaya eedeysanayaasha,waxaana la filayaa […]