Ra'yiga

Muxuu u booqdey Wasiirka Maaliyada Maamulka K/Galbeed Afgooye?:-(Akhriso)

Waxaa  ayaamahanba Suuqa ku jirey in Canshuuraadka laga qaado Degmada Afgooye kaas Oo Gaaraya Cadad aad u badan lagu kharashgareynayey Shirka Hobyo ka Socdo. Degmada Afgooye ayaa waxaa laga qaadaa canshuurta qofkasta Oo markaasi Ganacsi ku heysta xitaa Canshuuraadkan ayaa laga qaadaa hooyada jida wax ku gadeysa xitaa ilaahey haka dhigee hadaba Xogtaan ayaa si […]

Ra'yiga

Mamullada dalka iyo xubnaha Ugu sareeya Maamuladood

1:puntland Madaxwayne darod/mj., m/kuxigen daarood/warsangali., gud/barlaman daarood/dhulbahante (mamulkan waa macquul saami qaybsiga jagooyinkan hadii shegashada puntland ee sool&sanaag loo eego) 2:galmudug (Mdxwayne Hawiye/HG) (M. kuxigen daarood/marexan) gud. barlaman hawiye/murusade (mamulkan hadii loo eego sida loo Kala dago degmoyinka degaanada maamulkaas waa macquul saami-qaybsiga jagooyinka ugu sareya) 3:hirshabeelle (mdaxwayne Hawiye/xawadle)( m/xigeen Hawiye/abgaal) (g/barlamaan kolley un waa […]

Ra'yiga

(Daawo):-Dhuboobka Labada Qolo iyo Meelaha ay ka Geysteen Soomalinimona doonaya In La Sheegto.

Waxaa Caadi noqotey in Dadkii ku noolaa dhulkii koofurta dhulkoodii la Biliqeysto Qeybna waxaa boobey hawiye qebta kalena waxaa boobey Daarood . Qeybta Hawiyuhu Boobay Waa dhulka Koofureed shabeelaha hoose Oo Guutooyin la dul dajiyey kuwaas Oo Hawiye Sooc ah Ragii Genaraalada kale Ee u dhashey waxaa lagu diley shirqool laba dhinac loo Maleegey iyo […]

Ra'yiga

Rag Culus Oo kulmey hadaba kulankaan Wax Rajo ah ma ku jirtaa?:-(Akhriso)

Waxaa Soo Gabagaboobey Acmaasha Xajka Ee Sanadkaan  iyadoo Xajka Sanadkaana ay ka qeybgaleen Madaxda Soomaliya iyo Waliba Soomaliland. Hadaba iyadoo Acmaasha Xajku soo Gabagaboowdey Ayaa waxaa la soo dhigey fb in labada dhinac ay kulmeen iyadoo aanu Ogeyn Xaalku inta uu marayey hadana  Su’aasha qofwalibaa Maskaxdiisa ku soo bodeysaa  waxay tahay  taloow kulankaan Miradhal ma […]

Ra'yiga

Xildhibaan Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Oo Sanadkaan Gudanaaya Acmaasha Xajka:-(Akhriso)

Waxaa haatan lagu jiraa Cibaadadii Xajka Sanadkaan mar wax laga Wareysanayey Xujeyda Soomaliyeed ee Sanadkaan ka soo qeybgaley Xajka ayaa waxaa shaashada ka Soo muuqdey Xildhibaan Cabdulaahi Sheikh ismaaciil Oo isaga Markaasi ku guda jirey acmaasha Xajka. Xajka sanadkaan ayaa waxaa ku kulmey rag culus Oo uu ka mid yahay Xildhibaanka Oo Ayaan dhaweyto Madaxweyne […]

Ra'yiga

(Akhriso):-Mowduuca Maanta waa Su’aasha ah Ma Og Yihiin?

Ma ogyihiin Kilinka Shanad iyo NFD in ay Somaaliya dartooda dhib ay ugu jirto? Siyaasiyinta Kenya qaarkod in ay kawarqaban ayaa roonaaleheed. Qufwaliba oo luqada somaaliya ku hadla in uu dalka soomaaliya leeyahay waxay ku qorantahay cahdigeena kumeel gaarka ah iyo cahdiyadii horey ujirey burburkii kahor….ha joogo kilinka shanaad ama NFD ama tanzaniya….waana siyaasad somaaliya […]

Ra'yiga

C/C shakuur Oo qubuliyad ku Tuurey Dowlada FS hadaba Maxaa ka Saxsan hadalada C/C Shakuur :-(Akhriso)

C/C shakuur Warsame Oo Shaleyto wasaxaafadeed ku qabtey Xarunta Xisbigiisa Wadajir ayaa ka dhawaajiyey hadalo badan Oo maskaxda daalinaaya hadaladaas Oo C/C shakuur ku sheegey in dowlada iyo Al shabaab isku dhex milmeen taasi waa mid mida kale Cabdirixmaan ka dhawaajiyey ayaa ah in Al shabaabku Cashuuro ka gurtaan Ganacsatada Somaaliyeed ee Alaabaada kala soodega […]

Ra'yiga

Baaq CODSI AH ee kusocda Xildhibaanada labada Gole ee Federaalka Soomaaliyeed:-(Akhriso)

Waxaan Xildhibaanada labada Gole ka codsanayaa in aay ka horyimaadaan DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED oo lagu soo koobayo 12nm. Waa ayaan darro in la heli waayo 20 Xildhibaan oo MOOSHIN KA GEEYA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED oo lagu soo koobayo 12nm ayadoo la TIRTIRAYO LAW 37. Anigoo QAXOOTI ku ah dal shisheeye ayaa waxaan difaacay LAW 37, waxaana hilfaha […]

Ra'yiga

(Akhriso):-Diyaarado milateri Oo iska Dega Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade oo aan la Aqoon waxay sidaan.

Ka dib burburkii wadanka Soomaliya ayaa noqotey meel bahalo galeen ah taas oo keentey in ay beesha Caalamku ka caawiso la dagaalanka Argagixisada sida Ururka Al shabaab iyo Daacish Oo iyaga haatan ku sii fidaya Soomaliya. Iyadoo dagaalka lagula jiro Argagixisadu uu qoto dheeraadey hadana laguma guuleysan in laga saaro Soomaliya oo idil iyadoo maandeyka […]