Arimaha Bulshada Maqaalo Ra'yiga

Qorshe uu damacsanaa Axmed Madoobe oo si weyn looga horyimid

Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ee kasoo jeeda deegaanada maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay qorshe ay sheegeen in madaxweyne Axmed Madoobe uu ka damacsan yahay soo xulista Xubnaha baarlamaanka. Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah musharixiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay inaysan ku qanacsaneyn habka […]