Ciyaaraha

Waa kuwee Shanta Xiddig ee Qaarada Africa ugu fiicnaa taariikhda?:-(Daawo)

 (Africa):-Xiddgaha kasoo jeeda qarada madaow ee Africa waa lacibiin saameyn ku leh kuabdda cagta caalamka xiliyadii hore iyo haatan maadama ay haatan magacyo ku leeyihiin xiddigaha u tartamaya abaal-marinta Ballon d’Or, taas oo tusale u ah in lacibiinta kasoo jeeda qarada Africa ay muyhiim ugu yihin dhesha kubadda cagta .

Waxa jira dhorw xiddig oo magic iyo maamus ku leh dhesha kubadda cagta kuwaas oo bixiyaya dadaal dheeri ah iyo qaab ciyareed aan ka baxeyn maanka mucaashiqiinta kyuabdda cagta.

Waxa aynu warbixcintan ku eegi doona 5-ta xidig ee ugu wanagsana Qaarda Africa tariikhda inta la xasuusto, waxaana warbixintan idin soo jeedinya wariyaheena Shaafici Maxamuud Nuur “Shaafinho”.

Hoose ka Daawo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *