Wararka

(Daawo):-R/Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa Socod ku dhexmarey Magaalada Muqdisho Isagoona Booqdey Goobaha Shacabka ku Caweeyaan.

R/Wasaaraha XFS mudane Xasan Cali kheyre Oo  maanta ku dhex mushaaxayey  Gudaha Magaalada Muqdisho kadib socod dheer ayaa booqdey goobaha shacabka ku Caweeyaan isagoona halkaasi kula kulmey bulshda Soomaliyeed ee halkaasi ku Sugnaa,

Bulshda Soomaliyeed ee halkaasi ku sugnaa ayaa Ra’iisal wasaaraha si farxadi ka muuqato ugu soo dhaweeyey halkii ay ku sugnaayeen iyagoona gacan qaadid iyo waliba sheeko halkaasi ku dhexmartey.

Halkaan hoose ka Daawo

R/W Xasan Cali Kheyre Oo Socod ku dhexmaray Magaalada Muqdisho isagoona waqti kula Qaatey Goobaha ay Shacabka ku Caweeyaan..

Posted by Daadir on Saturday, August 24, 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *