Wararka

(Dhageyso):-Taliyaha Ciidamada Soomaliland iyo koranel Caare Oo Warbaahinta isu marinayey hadalo kulul.

Taliyaha Ciidamada Soomaliland Oo ka jawaabayey Ciidamadii ka goostey dhawaan Soomaliland ayaa soo hadalqaadey koranel Caare kuna tilmaamey in uu yahay dambiile Qaran Oo 4ruux dileykiiskiisuna wali uu maxkada yaalo.

Dhanka kale koranel Caare ayaa isagana warbaahinta la Hadley isagoo is difaacaya ayuu ku sheegey in uu yahay mid aanu waxba ka jirin hadalaka Taliayaha Ciidamada S/Land.

Warbaahinta ayaa noqotey meelaha hadalada leysku dhaafsado taas oo keeneysa mid iyada markaasi dabka sii hurineysa .

Halkaan hoos ka dhageyso Labada Mas’uul

Taliyaha Ciidamada Soomaliland Nuux Ismaciil

Halkaan ka dhageyso koranel Caare

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *