Arimaha Bulshada

Cudurada Ebola Oo loo Maara la’yahay Wadamada Dhaca Bariga Congo:-(Akhriso)

Cudurkaan ayaa halistiisu aad u badatey ka dib markii dhowr ruux ay u dhinteen iyadoona dhowr ruux Oo kalena la karantiiney,

Hey’ada Caafimaadka Dunida ayaa Cudurkaani inbadaba isku dayayey in ay Xakameeyaan Khabiir la Hadley laanta BBC qeybteeda Englishka ayaa sheegeyn in ay isku dayeen in dhowr qeybood Oo ka tirsan Dalkaasi wacyigalin u Sameeyaan lakiinse wajigabax ay kala kulmeen.

Khabiirkaan Oo lagu Magaabo wag yu sii ayaa sheegey in shacabka dhulkaasi ku nool badankood ay u badan yihiin Beeraley qaarkood aanan heysan radio iyo waliba Tv ay kala socdaan barnaamijyada ku saabsan wacyigalinta.

Wang yu oo ah Qabiir ku Taqasusey Waxyaabahan Ebolaha ku Saabsan  ayaa qeybaha kala duwan ee Shacabkaasi beeraleyda u badan qaarkood ugu baaqey in ay la Xiriiran Magaalooyinka amaba toolooyinka leh Xarumaha dadka ay marwalbaba isku baari karaan.

Cudurkaan Ebolaha ayaa ah mid halis ku haaya dhamaan qeybo dhaca qaarada Afrika kaas Oo Galaafsadey in ka badan Malaayiin Ruux.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *