Wararka

Xildhibaanada Beesha ku Matala Dowlada Federaalka Oo kulmey Ajendahoodase maku Jirey in ay Wax Ka Badalaan ?

Xildhibaanada Beesha ku Matala Labada Aqal ee Dowlada Federaalka Oo kulan yeeshey ayaa waxaa kulankooda ku Sheegey is Wareeysi dheer ka dib in ay ka Wada hadleen dhamaan Degaanada ay ku Matalaan Beesha hadii ay ahaan laheyd dhanka Sisaasada,Amniga .dhaqaalaha iyo dhamaan Arimaha iyo Baahiyaha Bulshdu Tabaneyso.

Xildhibaanaada ayaa intaasi ku darey in ay u heelan yihiin haatan sidii ay shaqo Abuur ugu Sameyn lahaayeen dhalinyarada iyo Waliba waxay sheegeen in ay kobcin doonaan dhanka Isbootiga waa sida hadalka loo dhigaye ,

Xildhbaanadan aayaa hadalkooda ku soo Gabagabeeyay “Dhawaan ayay aheyd markii Xildhibaanadu ka qeyb Qaateen mashaariic lagu hormarinayo dhanka Ciyaaraha (Sport) oo ay ilaa 22 kooxood u diyaariyeen Agabka cayaarahooda.

Waxaana naga go’an inaan mar walba isku xirnaano oo aan ka wada shaqeyno danaha guud ee deegaanka iyo Beeshaba ”

Xildhibaanadan Ayaanan wali ka hadal Cadka kaga MaqanBeesha K/Galbeed Oo iyadu wali u Yagleelan Sidii Shariifka Oo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *