Wararka

(Daawo):-Ururada Bulshada Magaalada Marka Oo Olale Nadaafadeey ka Sameeyey Magaalada.

(Daawo):-Ururada Bulshada Magaalada Marka Oo Olale Nadaafadeey ka Sameeyey Magaalada

Halkaan hoose ka Daawo

Gudoomiyaha ururka haweenka Degmada Marka Muno Maxamed Subeyr (Muno Gaawow) oo ka warbixineysa Sida ay u socdaan ololaha isxilqaan ee lagu soo celinayo Bilicda Magaalada Marka sidoo kalana baaq u Direysa Dawladda Soomaaliya.

Posted by Shabeellada Hoose TV on Friday, September 6, 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *