Wararka

Wafdi ka kooban Heer Federaal iyo Heer Gobol Oo Gaaray Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabeelaha hoose:-(Sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha hoose Oo isagu jirey heer Federal iyo heer Gobolba ayaa gaarey Magaalada Marka.

Wafdigaan ayaa waxa uu ka kooban Gudoomiyaha  Gobolka Ibraahim Aadan Cali (Najax) , Gudoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Gobolka Xasan Abuukar Jimcaale, Senator-ro iyo Madax kale oo heer federaal iyo Heer Gobolba leh.

Wafdigaan ayaa waxaa soo dhaweeyey Gudoomiyaha Magaalada Marka Cabdulaahi Cali Axmed (Waafoow) iyo Maamulka Magaalada Marka.

Wafdigaan Gaarey Marka ayaa lagu soo waramayaa in uu yahay wafdi horudhac u ah Wafdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhowaan la filayo in ay gaaraan Magaaladaasi.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, beard, outdoor and nature
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *