Wararka

Maamulka Gobolka Sh/hoose Oo Bilaabey Mashaaruuc lagu Dayactirayo Qaar ka Mid ah Wadooyinka Burbursanaa Ee Gobolka Sh/hoose:-(Sawiro)

Wadooyinkaan Maamulka haatan Dayactirayo ayaa ah waddooyin  aad u Burbursanaa  oo ay Caqabado farabadan kala kulmi jireen Gawaarida isaga goosha Degmada Afgooye iyo Deegaanada Sabiid iyo Caanoole iyo waliba Meela kale, Maamulka Gobolka Shabeellada hoose ayaa haatan isku howley in ay Dayactir dib u dhis ka bilaabaan wadadaasi oo dhirir ahaan gaareysa ilaa 10 km waa sida hadalka loo dhigaye.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax ) oo ka Warbixinayay Dhismaha laga Bilaabay Waddadaasi ayaa sheegay in ay wadaan dadaalo dib loogu dhisaayo wadooyinka iyo Buundooyinka Gobolka Shabeellada hoose si ay u fudadaato isu socodka shacabka iyo ganacsiga Gobolka shabeelaha hoose Guud ahaanba.

Image may contain: sky, cloud, outdoor and nature
Image may contain: sky, outdoor and nature
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: cloud, sky, outdoor and nature
Image may contain: sky, outdoor and nature
Image may contain: sky, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *