Wararka

Wasiirka Caafimaadka Dowlada Federaal ka Soomaaliya Oo Baydhabo Gaartey:-(Sawiro)

Kusimaha Hogaamiyaha K/ Galbeed ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Abduqaadir shariif Sheekhuna Maye ,ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wafdi ay Hogaamineyso Wasiirka Caafimaadka Dowlada Federaal ka Soomaaliya Oo Baydhabo Soo Gaarey.

Wafdiga ayaa Kusimaha Hogaamiyaha K/ Galbeed soomaaliya, ayaa warbixin ka sii yeen ujeedkooda ugu weyn ee safarka Baydhabo ku yimaadeen iyo waxyaabihii ay kusoo arkeen goobaha ay booqashada kutageen, kusimaha Madaxweynaha ayaana aad ugu mahad naqey daahfurka Olalaha talaalka Jadeecada iyo Dabeesha iyo booqashadooda Kaamamka iyo isbitaalka Guud ee Gobolka.

Kusimaha Hogaamiyaha K/Galbeed ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Abduqaadir shariif sheekhuna Maye ayaa Madaxda ugu mahad naqey booqashadooda Baydhabo wuxuuna si gaar ah kaga mahad celiyey mashruuca ay baydhowa kadaahfureen oo muhiim u ah dadka iyo deegaanka.

Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people
Image may contain: 3 people
Image may contain: 1 person, sunglasses
Image may contain: 2 people

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *