Wararka

Shirweynaha xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed Oo Maalintiisii 2aad ka Socoda Beydhabo:-(Sawiro)

Waxaa Maallinkii 2aad Magaalada Baydhabo Ka socda Shirweynaha xeer ilaaliyaasha Soomaaliyeed Waxana Shirka Goob –joog ahaa Xeer Ilaaliyaha Guud Ee qaranka,Dr. Ahmed Ali Daahir Iyo Xeer Ilaaliyaasha Dowlad Goboleedyada Iyo Hay’adaha kala duwan Ee Garsoorka dalka,

Waxana Maanta Shirka Looga doodey ,Sharciga Aas Aaska Xafiiska Xeer Ilaaliyah Guud ee qaranka, iyo Diyaarinta Aas’aasida Qabyo qoraalka Xeer hoosadka Ururka ,

Shirka ayaa Ah Mid Si habsami le usocoda ,Waxana Looga Doodi donna Qodobo Badan Mudada Seddaxda Maalin uu ka socodo Magalada Baydhabo.

Image may contain: 2 people, people sitting and beard
Image may contain: 1 person, sitting, table and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting and indoor
Image may contain: 5 people, people sitting
Image may contain: 1 person, sitting and hat
Image may contain: 1 person, smiling, sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *