Wararka

(Daawo):- Hogaamiyaha K/Galbeed iyo Wafuud Caalami ah Oo Ka Qeybgaley Sii Sagootinta Taliyaha Ciidamada Itobiya Ee Fadhgooda Yahay Beydhabo.

(Daawo):- Hogaamiyaha K/Galbeed iyo Wafuud Caalami ah Oo Ka Qeybgaley Sii Sagootinta Taliyaha Ciidamada Itobiya Ee Fadhgooda Yahay Beydhabo.

Hogaamiyaha DGKGS. Iyo Wafuud Caalami ah oo Ka qeybgaley Munaasabad Lagu sagootinaayay Taliyhii hore Sectar amaba Qeybta  3aad  laguna soo dhaweynaayay Taliyaha Cusub qeybtaas,

Halkaan hoose ka Daawo

Baydhabo

Taliyihii Ciidamada Amison ee K/Galbeed oo dhawaan Xilkaasi laga Qaaday ayaan Xilka ku Wareejiyay Taliye Cusub oo la soo Magacaabay.

Posted by Universal Somali TV on Tuesday, September 24, 2019

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *