Wararka

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan la Qaatey Madaxweyneynaha Dalka Turkiga Mr Erdugaan:-(Sawiro)

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa, intii lagu guda jiray Shirka 74aad ee Qaramada Midoobay, waxa uu wada hadallo kula yeeshay magaalada New York Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiya iyo sidii loo sii dardargelin lahaa iskaashiyadii hore uga dhaxeeyay labada dal.

Madaxweynayaashaan ayaa la filayaa in ay hadalo ka jeedin doonaan shirkan 74aad Ee Qaramada Midoobey Ee ay Madaxda Aduunka kawada soo qeybgaleen .

Image may contain: 2 people, people standing and suit
Image may contain: 2 people, people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *