Ra'yiga

(Akhriso):-Wax kalena Waan sugeynaaa.

Aniga Kuli Dameer iyo Dhagihiisa Bey ila yihiin.

(Haleyga raali ahaado ulama jeedo Shaqsiyadooda ee habdhaqankooda Baan ula jeedaa.).

1.Maamulka Axmed waxaan u arkaa mid Reer Daarood dhisteen Umadii Dhulka Lagu yaqaanay ugana tiro iyo Deefaan badnaa Xoog iyo xeeladba Lagu Boobay.

2.Dowlada FARMAAJO iyo Kheyre Hogaaminayaana waxa aan u arkaa kuwa wax laga soo gudbay Noo Celin raba ( Kalitalis)

3.Mucaaradka waxaan u arkaaa kuwo xukunka un Raba , laakin Aan heynin wadadii saxda aheyd.

4. Siyaasiyiinta Fashilmay waxaan u arkaaa Kuwo Ciil un Qaba si kastooy wax ku Qaribi karana Sameeya Si ay markale lugta ula soogalaan Siyaasadii Shalay laga (Dugtay) Laga ceyrsaday.

Aniga xitaaa mararka qaar waxbaa igu riixa in an dhan u bato inakstoo Dhexdhexaadka Iska jeclahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *