Wararka

Maamulka Gobolka iyo kan Degmada Oo Xariga ka jarey Xarunta Cusub Ee Ceeljaale :(Sawiro)

Maamulka Gobolka Shabeellada Hoose iyo kan Magaalada Marka ayaa Xarigga Ka jaray Xarunta Cusub ee uu ku shaqeyn doono Maamulka Deegaanka Ceeljaale ee Degmada Marka.

Xaruntaani ayaa ah xarun cusub oo dhowaanahaan loo dhisay Deegaankaasi waxaana maanta ka dib la filayaa in Halkaasi uu si rasmi ah uga howl galo Maamulka Deegaanka Ceeljaale.

Gudoomiyaha Degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed (Waafow) ayaa ku howlan Dib u Soo celinta Adeegyada Aas’aasiga ah ee Dawladda ee Deegaanadaasi kuwaasoo ku lumay Burburkii Qotada Dheeraa ee soo maray Magaalada Marka iyo Deegaanada Hoos yimaada.

Image may contain: 5 people, people standing
Image may contain: 6 people, people standing
Image may contain: 1 person
Image may contain: 3 people
Image may contain: 5 people, people smiling
Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: one or more people and people sitting

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *