Wararka

Wiilal U dhashey Qowmiyada Taamilka Oo Warbaahintooda lagu Tilmaamey Garac waa maxay Sababtu ?

Wiilal u dhashey Wadanka Srilaanka ayaa lagu Eedeeyey  in ay si karti ku dheehan tahay u taageereen  Qowmiyada Taamilka Oo iyaga ruuxadooda ay ka soo jeedaan.

Warbaahintaasi ayaa markasta u Ololeysa Qowmiyadaasi  marka loo Eego Ugu badanaan  wadankaasi Srilaanka,hadana ay u taliyaan laangaabyo markaasi iska dhiga in iyagu ay Talada Wadankaasi isku Badbadalaan waa sida ay hadalka u dhigeene.

Wiilishan ka soo jeeda Qowmiyadan Taamilka ayaa Warbaahinada kale Ee Markaasi Xukuumadaasi Fangareeyso ku tilmaamey in ay Garacoowdey warbaahintan  iyagoo markaasi aananba Waxba Xeerineynin .

Warbaahinadaan kale ayaa markaasi ka soo horjeeda Qowmiyadaha Taamilka oo markaasi isku baheystay iyagoo maskaxda ka Xadey kuwo badan Oo Qomiyadaasi Taamilka ka soo jeeda oo ay markaasi Wadashaqeyni ka dhaxeyso iyagoo Og in ay yihiin kuwa Dulman.

Image result for Tamil broadcasting in sri lanka

Laakiinse Wiilishaan Warbaahinta Suraya ayaa wacad ku marey in aysanba marnaba u joojineynin doonin in ay taageero u muujiyaan Qoomiyadooda Oo kuwa Talada haya ay ku galaangashaan marwalbaba iyagoo sheegayna in ay hiil iyo hoobaba la garab istaagayaan tusinayana wixii ay dantooda iyo Wanaagoodaba ku jirto ugana digayaan Qataraha ku soo foodleh.

Warbaahinadaan kale Ee markastaaba kala qobqoba Qomiyadaan Taamilka ayaa iyagu markastaaba dhankasta ka soo fadhiista warbaahinadooda iyagoo shacabka wadankaasi u tusa in warbaahintaasi iyo Qowmiyada Taamilkaba aysan aheyn kuwa aan marnaba Caadi aheyn dhexdoodana waxba ku laheyn  Warbaahintooduna  dhexdhexaad ahayn sinaba.

Qowmiyada Taamilka ayaa ah Qowmiyad markaasi ku dulman Wadanka Srilaanka iyagoo loo Geystey xasuuq ba’an Oo dunidu ku daawatey Xasuuqaasi oo aan loo Aaba yeelin mid yar iyo mid weynba,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *