Ra'yiga

(Akhriso):-Mowduuca Maanta waa Su’aasha ah Ma Og Yihiin?

Ma ogyihiin Kilinka Shanad iyo NFD in ay Somaaliya dartooda dhib ay ugu jirto? Siyaasiyinta Kenya qaarkod in ay kawarqaban ayaa roonaaleheed.

Qufwaliba oo luqada somaaliya ku hadla in uu dalka soomaaliya leeyahay waxay ku qorantahay cahdigeena kumeel gaarka ah iyo cahdiyadii horey ujirey burburkii kahor….ha joogo kilinka shanaad ama NFD ama tanzaniya….waana siyaasad somaaliya ay qaadatey marki lahantey xuriyada, maxa yeley dhulkan waa dhul somaaliay ay leedahay, waana somaaliween……

Markay somaliya burburtey, waxa ugu ween oo burburka qeeb ka ahaa waa isku raadinta “somaaliween” waxa ilaa hada hortaagan in ay somaaliya dib u istaagto waa fikirkaas “somaaliween” oo ilaa hada distuurka nagu qoran.

Siyaasadaan Somaaliweyn, ma Umaleyneysaa xalkale siyaasadeed in loo helikaro?

Su’ashaan waxay ka imaadey fikirkeyga shaqsi yadeed kaliya.       

W/Q:-  Mas’uul

Qof walba waxaa uu xor u yahay fakerkiisa taasi ma ahan mid ka turjumeysa Shabakada Hareerley  amaba ay la qabto inagu waa aan soo bandhignaa oo kaliya mana la qabno shaqsigaa fekerkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *