Wararka

(Dhageyso):-Suldaan Warsame Oo ka hadley Shaqaaqadii ka dhacdey Beydhabo Baaq Nabadeedna u direy.

Suldaan Warsame ayaa baaq nabadeed u direy walaalaha shaqaaqada ku dhex martey duleedka magalada baydhabo taasoo keentey in dad gaaraya ila iyo sagaal ruux ku dhintaan.

Sudaanka ayaa culumaaudiinka iyo waxgaradka deegaanadaas ugu baaqay iney kala dhex galaan walaalaha halkaasi xurgufta ku dhex martey si loo joojiyo in cadaawada ay noqoto mid sii fogaata.

Sidoo kale waxaa ay ku booriyey in masuuliyiinta Maamulka k/ Galbeed ay kala dhex galaan dadkaasi si dhiig dambe Uusan si micno daro ah ugu daadan markale.

Halkaa hoose ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *