Wararka

(Dhageyso):- Cali Maxamed Geedi Oo Weerar Afka ah ku qaadey Dowlada FS.

Ra’iisal Wasaarihii Dawladii Kumeel gaarka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa waxa uu ka hadlay Khilaafka haraadiyey Ee dawlada Dhexe iyo Maamul Gobolleedyada Dalka.

Waxa uu Dr Cali Geedi sheegay in la xasuusto dhibtii laga soo maray Dhismihii Jubbaland,islamarkaana sidaa awgeed waxa uu sheegay inay muhiim tahay mindi mindi ku taagta socota.

Murashax Madaxweynaha Soomaaliya Sanadka 2021-ka Cali Geedi waxa uu sheegay in ay Maqaamka Muqdisho tahay biyo kama dhibcaan lagu dedaalo xaqeeda.

Waxa uu Prof. Cali Geedi sheegay in ay Maqaamkii Xamar ay Dawlada ka gaabisey wixii ay mudneyd.

Halkaan hoose ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *