Ra'yiga

Mamullada dalka iyo xubnaha Ugu sareeya Maamuladood

1:puntland

Madaxwayne darod/mj., m/kuxigen daarood/warsangali., gud/barlaman daarood/dhulbahante (mamulkan waa macquul saami qaybsiga jagooyinkan hadii shegashada puntland ee sool&sanaag loo eego)

2:galmudug

(Mdxwayne Hawiye/HG) (M. kuxigen daarood/marexan) gud. barlaman hawiye/murusade (mamulkan hadii loo eego sida loo Kala dago degmoyinka degaanada maamulkaas waa macquul saami-qaybsiga jagooyinka ugu sareya)

3:hirshabeelle

(mdaxwayne Hawiye/xawadle)( m/xigeen Hawiye/abgaal) (g/barlamaan kolley un waa hawiye haduu gaaljecel yhy ma aqaan)

(maamulkan waa macquul saami-qaybsigood xilalka ugu sareya e mamulkas waana siday ukala dagaan deganada maamulkaas)

4:jubbaland

(mdx Wayne daarood/Ogaden (m/xigeen daarood/marexan) (gud/barlamaan raxwayn)

(waxa Inta badan lamaqlaa dhaliilo badan oo ku aaddan saami-qaybsiga jagooyinka sare waxana jira qabaa’ilo kale oo maamulkaas dhul baaxad le iyo degmooyin kuleh oo xtaa uqalamy inay caasimada maamulkaas helaan hadana aan helin)

5:Koonfur galbeed

(Madaxwayne mirifle/hariin)(g/barlamaan digil/rer barrawe) ( m/kuxigeen lama hayo)

(waxa aan la ogayn sababta kadambaysa maamulkan oo 7jir sii noqonya oo hadana aan Madaxwayne kuxigeen lahayn Waxana inta badan dhegaha dadka kusoo dhaca in ay jagadaas leeyihiin dadka dega magaallada Marka iyo degaanada kuxeeran)

Su’aal?

1:adigu maxay kula tahay caqabadda ku hor gudban arinta k/galbeed ee ku aaddan xilkan iyo sababta mdxwayne kasta uusan umagacaabi Karin?

2:duubabka dhaqanka, siyaasiyiinta, waziirada, xdhibaanada, indheer-garadka, dhalinyarada waxbartay, iyo guud ahaan Shacabka Marko iyo Nawaaxigeed, ma isleedahay way gabeen qof kasta doorkii kaga aaddanaa arintan?

W/Q :-Maxamed Suuni Ommer- home Facebook

Qof walba waxaa uu xor u yahay fakerkiisa taasi ma ahan mid ka turjumeysa Shabakada Hareerley  amaba ay la qabto inagu waa aan soo bandhignaa oo kaliya mana la qabno shaqsigaa fekerkiisa.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *